Ma ku saxnaa Farmaajo xilka ka qaadista Sarkaal labo cisho ka hor iscasilay?

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan baarlamanka Somalia, si weyna u dhaliila hab dhaqanka madaxda dalka ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay qaabka Madaxweyne farmaajo xilka uga qaaday taliye ku-xigeenkiii ciidanka Xoogga dalka Jen, Maxamed Cali Bariise oo markii dambe sheegay inuu is casilay xilka ka qaadista ka hor. Mahad salaad ayaa talaabada madaxweynaha ku … Continue reading Ma ku saxnaa Farmaajo xilka ka qaadista Sarkaal labo cisho ka hor iscasilay?